WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Ay Dirirtu Dhawaan ku Dhex maray Labada Beelood Ee Dararwayne.

Wafti uu Hogaaminayo  madaxwayne kuxigeenka Jamhuuriyada somaliland cabdiraxmaan saylici oo ay ku Weheliyaan taliyaha ciidanka qaran ,xubno wasiiro ah iyo xildhibaano katirsan golaha waiilada oo maalintii shalay ahayd gaadhay jiida hore ee ciidamada somaliland joogeen ee tukaraq ayaa maanta galinkii danbe wuxuu soo gaadhay deeganka dararwayne oo kamida gobolka sanaag islamarkaana ay dhawaan dagaal khasaare badan gaystay uu ku dhexmaray laba beelood oo wadagan deegaanada,

Exit mobile version