DAAWO; Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Soo Dhaweeyay Waxka Badalka Ay Golaha Wakiiladu Ku Samaynayaan Xeer No;23 Oo ka Dhan Ah Maayarada.. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Soo Dhaweeyay Waxka Badalka Ay Golaha Wakiiladu Ku Samaynayaan Xeer No;23 Oo ka Dhan Ah Maayarada..
January 23, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N)  Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa Si diiran Usoo Dhaweeyay Mooshinka ay Golaha Wakiilada Somaliland Wax kaga Badalayaan Xeerka no 23  kaasi oo ay Ku Tilaameen mid Aad ay ugu Baahan yihiin Golayaasha Deegaanka Dalku.

XILDHIBAANO GABILEY

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa Bogaadiyay Gudiga Golaha Wakiilada Ee Mooshinkan Soo diyaariyay oo uu Ugu Horeeyey Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS