WAJAALE NEWS

Dhamaan Dadka Hoosta ku Xusan Waxay Tacsi Udirayaan Ilma farax Xasan Geerdoon Oo Aabahood ku Geeriyooday Gabiley.

TACSI

Dhamaan dadka hoosta ku xusan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ILMA FARAX XASAN GEERDOON geeridii ku timid aabahood  FAARAX XASAN GEERDOON oo manta lagu aasay GABILEY.

Waxa Alle uga baryeynaa Marxuumka inuu geeyo JANTUL FARDOW ehelkii , qaraabadii iyo asxaabtii iyagana  SAMIR IYO IIMAAN …AAMIIN……AAMIIN …..AAMIIN

 

 

  1. Eng Yuusuf cawaale odowaa
  2. Rashid Cumar Sheekh Muxumed
  3. Cabdirasaaq Sh Cali Askar
  4. Eng Cabdiraxman Jamac Cabdi ( Aladii)
  5. Cabdiraxman Maxamud Cumar
  6. Ibraahim Faarax Xasan
  7. Maxamed Daahir Ismaaciil
  8. Cabdulaahi Cumar Aadan
  9. Farxan Muxamed Cabdi
  10. Faysal Adan Ismaciil
  11. Maxamed Ibraahim Siciid
  12. Maxamed Siciid Roble
  13. Axmed Cabdi Kaahin
  14. Ibraahim Maxamed Saxardiid
  15. Maxamud Sh X Daahir
  16. Xasan Nuur Jaamac
Exit mobile version