Maamulka Tukaanka Casriga ah Ee Naima Design Oo fariin Muhiim ah Udiray Macaamiishooda Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo kordhiyeen Sanadka 2018. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Tukaanka Casriga ah Ee Naima Design Oo fariin Muhiim ah Udiray Macaamiishooda Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo kordhiyeen Sanadka 2018.
January 24, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Tukaanka Casriga ah Ee Iibinta & Samaynta  Dharka Dumarka Iyo khamiisyada Raga Ee Naima Desing Oo ku Yaala Caasimada Somaliland Ee Hargaysa Gaar Ahaan Xaafada Shacabka kasoo Horjeedka Huteel Guuleed Ayaa Ah Tukaan Aad ka Heleyso Dharka Dumarka Stylekii Ugu Danbeeyay Iyo Sidoo kale Dhar ay Iyagu Ku Tolayaan Dalabkaaga Iyo Dookhaaga.

tukaanka naima design

Maamulka Tukaanka Niama Desing Ayaa fariin Muhiim ah Udiray Bulshada Ku Dhaqan Caasimada Hargaysa Iyo Macaamiishooda ku kala nool gobolada dalka   kuwaasi oo ay Ugu Bushaareeyeen in ay kuu keeneen  dharka Dumarka Noocii ugu danbeeyay iyo waxyaabaha ay kusoo kordhiyeen sanadka Cusub eEe 2018.

NAIMA DESIGN

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FARIINTA NAIMA DESING;

 

COMMENTS
LINKS