WAJAALE NEWS

DAAWO; Deeq Loo Fidiyay Qoys Abaar Ba,an Oo Samaysay Ay Kaga Dhinteen 5 Qof .

Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Xarunta Dhimirka Ee Sahan Ayaa Deeq Cunto, Agab Iyo lacag iskugu jirta ugu Deeqay Qoys ay Soo food Saartay Xaalad Adag taasi Sobobtay in ay Gaajo, Iyo Macaluul kaga Dhinteen Shan Qof Oo kamid ahaa Qoyskan halka xaalad Adagna ay  ku sugan yihiin qaarkale ,

Sidoo kale Gudoomiyaha Xarunta Sahan Bashiir Maxamed Jaamac Ayaa fariin Udiray Wasaarada Shaqo Galinta Somaliland Iyo Maayarka Caasimada Hargaysa Oo uu ugu Baaqay In Ay Qoyskan Deg Deg Ugu soo  Gurmadaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAN;

Exit mobile version