Hambalyo Meher Wacan Muuse Maxamed Muuse Cawaale Iyo Hana Xasan Haybe+Sawirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Wacan Muuse Maxamed Muuse Cawaale Iyo Hana Xasan Haybe+Sawirro
February 1, 2018 - Written by Reporter:

Waxay ahayd madal Aad ubilan oo boqran badi kulmisay Siyaasiyiin, Aqoonyahan, Salaadiin, Dhalinyar iyo Dad badan kaasi oo maanta ka dhacay hutel Maansoor ee magaalada Hargaysa.

Madashan bilan ayaa waxaa lagu yagleelayay qoys cusub oo kusoo kordhay umada islaamka Waxaana loogu debaaldagayay Meherka, Boqorka iyo Boqorada , Muuse Maxamed Muuse Cawaale  Iyo Hana Xasan Haybe.

Halkan hoose ka daawo sawirada

 

FB_IMG_1517514969430 FB_IMG_1517515364930 FB_IMG_1517515142288 FB_IMG_1517515248484 FB_IMG_1517515692632 FB_IMG_1517515660267 FB_IMG_1517515526599 FB_IMG_1517515625308 FB_IMG_1517515575773 FB_IMG_1517515163479

 

COMMENTS
LINKS