WAJAALE NEWS

“Caruurta ha Loo Duceeyo Ee Yaan la Habaarin -Qaacidooyinka Tarbiyada” Sheekh Siciid Cali Axmed

Hargaysa(W,N) DAAWO; Usoo jeedintii Sheekh Siciid Cali Axmed iyo  Barmaamijkan waa kii ugu danbeeyay ee barmaamijyo dhawr ah oo aan kaga hadlaynay qawaacida tarbiyada caruurta. Barmaamijkan waxa aanu magac uga dhignay “Caruurta ha loo duceeyo oo yaan la habaarin”.

Exit mobile version