Daawo: “Sicir Bararka In La Joojiyo Dadka Taagersan Baanu Nahay, Lakiin Yaanu Noqon Mid Cid Gaar Ah Waxyeelaya”..Sheekh Adam-siiro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: “Sicir Bararka In La Joojiyo Dadka Taagersan Baanu Nahay, Lakiin Yaanu Noqon Mid Cid Gaar Ah Waxyeelaya”..Sheekh Adam-siiro
February 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Go’aannada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ka soo saartay Sicir-bararka Lacagta Dollarka iyo hoos u dhaca Shilinka Somaliland.

Sheekh Aadan-Siiro ayaa sheegay inay taageersan yihiin Dedaallada Xukuumaddu wax kaga qabanayso Sicir-bararka, laakiin uu kula talinayo in Go’aannadeedu noqdaan kuwo Caddaalad ah oo aan Cid gaar ah dhibaato ku keenayn.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS