WAJAALE NEWS

Daawo: Fadeexada Wasiiro Xukuumda Madaxwayne Muuse Biixi Ka Tirsan Oo Midba Midka Kale Ku Riixay Ogaalka Dhalinyaro Qatar Loo Qaadayo

Hargaysa (W,N):-Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ayaa Durba Waxaa ka Dhex Bilaabmay Khilaaf iyo Isfaham la,aan Shaqo Taasi oo Bulshada Reer Somaliland ku Abuurtay Dareeno kala duwan Iyo War War laga Qabo Shaqo Gudashada  Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Sacad Cali Shire ayaaa mar wax laga waydiiyay wax uu ka og yahay dhalinyaro reer Somaliland oo dalka Qadar la gaynayo iyagoo Askar u noqon doona dalkaasi ayaa wuxuu jawaabteeda u riixay Wasiirka Shaqo Galinta iyo Arimaha Bulshada Hinda Jaamac Xirsi, Sidoo kalena Wasiirada Shaqada Ayaa Iyana ogaalka Warkan usoo Riixday Dhanka Wasiirka Arimaha Dibada

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version