Daawo: Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Magaalada Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Magaalada Hargeysa
February 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Taliska ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay ka hadleen dil saaka ka dhacay magaalada Hargeysa gaar ahaan Xaafada Siinay kaas oo nin lagu magaabo Farxaan Ibraahim Cabdilaahi uu tooray ku dilay Marxuum Caydaruus Xassan Aar Gaas , waxaana ay ciidamada boolisku ay sheegen in ay gacanta ku hayaan gacan ku dhiiglihii.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS