Daawo: “Madaxwayne Muuse Biixi Xilka Haka Qaado Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Safiirka Imaaradka”..Gudoomiye Ciro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: “Madaxwayne Muuse Biixi Xilka Haka Qaado Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Safiirka Imaaradka”..Gudoomiye Ciro
February 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa ka hadlay Shirkad Maalgashi oo laga hirgaliyay Dalka Imaaraadka waxaana shirkadaasi ku tilmaamay Mid la xidhiidha Musuq-maasuq oo lagu dhacayo hantidii umada.

 

Sidoo kale Gudoomiye Cirro ayaa Madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu xilka ka qaado Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Isutaga Imaaraadka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/HsJJ8jNWYrI

COMMENTS
LINKS