Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Buuhoodle Oo Beeniyay In Ay Ku Biireen Maamulka Puntland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Buuhoodle Oo Beeniyay In Ay Ku Biireen Maamulka Puntland
February 12, 2018 - Written by Reporter:

Buuhoodle (W,N):- Saraakiil Ka tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ayaa beeniyay in Ciidamo ka tirsan Somaliland ee ku sugan Deegaaanka Carawayn ay ku biireen Maamul Goboleedka Puntland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS