WAJAALE NEWS

Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Buuhoodle Oo Beeniyay In Ay Ku Biireen Maamulka Puntland

Buuhoodle (W,N):- Saraakiil Ka tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ayaa beeniyay in Ciidamo ka tirsan Somaliland ee ku sugan Deegaaanka Carawayn ay ku biireen Maamul Goboleedka Puntland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version