Daawo: “Gudoomiye Cirro Waxaa La Siiyay Talo Aan Ansax Ahayn”..Wasiir Sacad Cali Shire | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: “Gudoomiye Cirro Waxaa La Siiyay Talo Aan Ansax Ahayn”..Wasiir Sacad Cali Shire
February 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa ka jawaabay Eedaymo ugu yimid Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo la xidhiidhay Shirkad Maalgashi oo laga laga diwaan galiyay Dalka Isutaga Imaaraadka Carbat,waxaana uu sheegay in talo qaldan oo aan sax ahayn la siiyay Gudoomiye Cirro

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS