WAJAALE NEWS

Wasiirka Cafimaadka Somaliland Oo Magacaabay Qaar Ka Mida Isu-duwayaasha Gobalada Dalka

Hargaysa (W,N)- Wasiirka Wasaaraada Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa digreeto uu soo saaray waxaa uu ku magaacabay Isuduwayaasha Gobolada Dalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version