Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxanaadka Qaranka Oo Digniin U Diray Maamulayaasha Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxanaadka Qaranka Oo Digniin U Diray Maamulayaasha Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay
February 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanaadka Qaranka Somaaliland Daa,uud Axmed Faarax ayaa fariin adag u diray Maamulayaasha Dugsiyada Gaarka loo leeyahay iyo kuwa Dawliga ah waxaana uu sidoo kale fariin u diray waalidiinta ay Ardaydoodu dhawaan u fadhiisanayso Imtaxaanka Shahaadiga ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS