Koomiinshanka Doorashoyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Baarlamanku | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Koomiinshanka Doorashoyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Baarlamanku
February 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Kominshanka doorashooyinka Somaliland oo maanta kulan la yeeshay guddida jogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland waxaa ay sheegen in doorashadii baarlamaanka iyo golayaasha deeganka dalku ay xiligii doorashadu xukuntey oo ah sanadka danbe ee 2019 ay dhici doonto.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/IDnv80ztFso

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS