Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday 5 Qof Oo Ka Ganacsanayay Xayawaanka Diinka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday 5 Qof Oo Ka Ganacsanayay Xayawaanka Diinka
February 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Maxkamada degmada Hargeysa ayaa maanta xukun ku riday 5 Qof oo ka ganacsaayey xayawaanka Diinka isla markaana laba nin ay maqane yahiin.

Maxkamada ayaa ku xukuntey midkiiba saddex sanno oo xadhig ah isla markaana aan iib laheyn iyo waliba min saddex million oo shiling Somaliland ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/t9g1Qt7JX8M

COMMENTS
LINKS