WAJAALE NEWS

Daawo: Dowlada Jabuuti Oo Deeq Bustayaal Ah Ugu Deeqday Somaliland

Djibouti (W,N):- Gudoomiyaha Hay,adda Qoxootiga Dalka Jabuuti ayaa maanta waxaa uu deeq bustayaal ah oo loogu tala galay Maxaabiista ku jirta Xabsiyada Somaliland ku wareejiyay Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/pG1U8AFwdNY

Exit mobile version