WAJAALE NEWS

Daawo: Madaxwaynihii Hore Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Berbera

Berbera (W,N):- Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu maanta safar kaga baxay tan iyo intii uu talada dalka ka degay magaalada Hargeysa.

Madaxweynaha ayaa safarkan ku taggay magaalo madaxda gobalka Saaxil ee Berbera waxaana safarkiisan ku wehelinaayey marwadiisa Koowaad Marwo Amina Waris.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version