WAJAALE NEWS

DAAWO ; Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Iyo Beeraha Oo Kulan Wada Jir ah Iskugu Yimid Iyo Arimaha ay kaga Wada Hadleen.

HARGAYSA (W,N) Masuuliyinta Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha iyo horumarinta Beeraha Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta wada yeeshay kulan muhiim ah oo lagu falanqaynayay sidii ay labada wasaaradood u dardar galin lahaayeen wadashaqaynta ka dhaxaysa labadan haayadood waxaana goob jog ka ahaa wasiirada laada wasaradood kuxigeenada iyo sidoo kale agaasimayaasha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO UU KA WARBIXINAYO WASIIRKA XANAANADA XOOLAHA JSL.

https://youtu.be/BnPTh-fYNK0

Exit mobile version