DAAWO; Warbixin Daboolka ka Qaaday Ujoodooyinka Qarsoon Ee Ku Lamaan Mashruuca Tiro koobka Shaqaalaha Dawlada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Warbixin Daboolka ka Qaaday Ujoodooyinka Qarsoon Ee Ku Lamaan Mashruuca Tiro koobka Shaqaalaha Dawlada.
February 16, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Mashruuca LaguTira koobayo Shaqaalaha Dawlada Somaliland ee ay fulinteeda gacanta ku Hayso Haayada Shaqaaluhu ayaa ah mid dareeno kala dwuan ku Abuuray Bulshada Somaliland iyo Shaqaalaha,

Sidoo kale Masuuliyiinta Hayada Shaqalaha ayaa  Bulshada si cad ugu Qeexin Xidhiidhka Mashruucan Lagu tiro koobayo shaqaalaha iyo mashaariicda Lasiiyo dawlada somaliya, Sida ay warbixintani daboolka ka qaaday ayaa ah in gabi ahaanba mashruucani u yahay mid loogu talo galay in laga fuliya somaliya , puthland iyo somaliland kaasi oo xogta shaqaalaha somaliland ka dhigaysa mid u gacan gasha mamulka muqdisho

Dhanka kale waxaa iyana waydiinteedu bulshada ku badatay noqotay waraysiga shaqaalaha ay layeelanayaan haayada wada mashruucan oo su,aalaha ay waydiinayaan kor udhaafayaa ilaa 100

Walow ay masuuliyiinta haayada shaqaaluhu noqdeen xubno sifiican u jilaya qorshahan ujeedadooduna tahay uun maxaa dana balse aanay meesha ku jiri maxaa qaranka waxyeelaya.

HALKAN KA DAAWO Muuqaalka Warbixintan;

COMMENTS
LINKS