WAJAALE NEWS

DAAWO; “Xukuumadda Cusub Waxaanu kula Talinaynaa, Heshiis Kasta Oo Aan Sharci Ahayn….”Sh Adam-siira.

HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiira) ayaa khudbadii salaada jimce wuxuu kaga hadlay dhawr arimood oo muhiim sidoo kale wuxuu xukuumada cusub usoo jeediyay in talaabo ka qaado heshiis kasta oo Aan ahayn sharci.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version