WAJAALE NEWS

Hanjabaad Iyo Garaacid Qaab ka Wanaagsan Ma Rabtaa? Oo Ubadka lagu Toosin Karo! Qaybtii 2Aad

Waa qaybtii labaad ee barmaamijka toosinta caruurta. Qaybtan waxa aan kaga hadlaynaa garaacida iyo qaylintu in aanay ahayn dariiqo wanaagsan oo ubadka lagu tarbiyadeeyo. Waxa jira hab ka muhiimsan kana faa’ida badan, waxaana inoo soo jeedinaya Siciid Cali Axmed

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA;

Exit mobile version