DAAWO: Muuqaalka Meherka Maxamed Xuseen & Marwadiisa Nimco Xasan Cali Oo kulmisay Badi Haldoorka Somaliland Iyo Jawiga Madashii Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Muuqaalka Meherka Maxamed Xuseen & Marwadiisa Nimco Xasan Cali Oo kulmisay Badi Haldoorka Somaliland Iyo Jawiga Madashii Boorama.
February 23, 2018 - Written by Editor:

Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu farax;

Boorama (W,N) Maalintu Waa Maalin khamiis ah Bishuna Tahay 22/02/2018 Taasi oo ku Taariikhaysan Maalin Xiiso gaara leh Iyo Yagleelka Qoyska cusub Waxaana Aroortii hore ka jarmaaday magaalooyinka Hargaysa, Gabiley iyo Wajaale dhalinyaro, madaxdhaqameed iyo masuuliyiin tiro badan kuwaasi oo magaalada Boorama kaga qaybgalayay xaflada meherka Maxamed Xuseen Nuur  iyo marwadiisa Nimco Xasan Cali, madashan oo kulmisay badi labeenta iyo mudanta somliland.

meherka maxamed xusen iyo nimco xasan cali

Munaasibadan dhaqan ayaa ahayd mid xiiso gaara u lahayd  shacabkii goobtan ku kulmay sidoo kalana  xusuusisay guurkii barisamaadkii,

KKKKKKKKKK

WAXAANA HALKAN HAMBALYO UGA DIRAYA MEHERKA MAXAMED XUSEEN NUUR IYO MARWADIISA,NIMCO XASAN CALI;

meherka maxamed xuseen iyo nimco xasan cali 3 meherka maxamed xusen iyo nimco xasan cali 2

Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxamaan

Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan

Caaqil Cabdi Cumar

Chief  Maxamed Xaaji Cabdi

Ex Wasiir Shucayb Maxamed Muuse

Ex Wasiir Cali Xaamud Jibriil

Badhasaab Saleebaan Cali Hayste Ramaax

Siyaasi faysal Cumar Madar

Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame

Maxamed nuur xasan

Sacad Cabdi Xasan

Cabdifataax Cali Cabdilaahi

Mukhtaar cabdi jaamac

Rooble Ibraahim Axmed Haybe

Dr Lix Jir

Cabdi Yuusuf Daahir

Abwaan Xasan Daahir Weedhsame

Sidoo kale Waxaa Hambalyo Aan lasoo koobi karin uDiraya Bulshada ku dhaqan Maagaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Gaar ahaan Ganacsatada Iyo Dhalinyarada Magaalada .

 

Dhanka kale Waxaa Hambalyo taa lamida Hawada Umarinaya Bahda Shabakada Warar Ee Wajaalenews

Oo  leh  Noqda Qoyskii  kala hela Umad Khayr qaba Xidhiidhayana  Ehelkooda

Aamin Aamin;

COMMENTS
LINKS