Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Dawlada Jabuuti Ka Difaacay Eedaymo Faysal Cali Waraabe Iyo Wasiirkii Hore Ee Qorshayntu Ay U Jeediyeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Dawlada Jabuuti Ka Difaacay Eedaymo Faysal Cali Waraabe Iyo Wasiirkii Hore Ee Qorshayntu Ay U Jeediyeen
February 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo ka mid ah Masuuliyiinta Sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa jawaab adag ka bixiyay Eedaymo ay Faysal Cali Waraabe iyo Wasiirkii hore ee Qorshaynta Maxamed Ibraahim Qabyo ay u jeediyeen Dawlaada Jabuuti.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS