Siyaasi Cali Cantar Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ku Eedeeyay In Uu Qaaday Jidkii Xukuumadii Ka Horaysay, Kana Digay Khatarta Saldhiga Milateri | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Cantar Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ku Eedeeyay In Uu Qaaday Jidkii Xukuumadii Ka Horaysay, Kana Digay Khatarta Saldhiga Milateri
March 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Siyaaasi Cali Cantar oo ka mid ah Madaxda sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo maanta waraysi  gaara siiyay Shabakada Wajaalenews ayaa waxaa uu Madaxwayne Muuse Biixi ku dhaliilay in uu qaaday Jidkii Xukuumadii ka horaysay, waxaanu Madaxwaynaha ugu baaqay in uu shacabka la hadlo Islamarkaana waxka qabto Musuq-maasuqii ay ku kaceen Wasiiradii hore.

Sidoo kale Siyaasi Cali Cantar ayaa waxaa uu ka digay khatarta ka iman karta Saldhiga Milateri Ee Imaaradka Carabtu ka dhisayo Magaalada Berbera.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS