Daawo: “Qabo Arintiisu Waa Cadho Hunguri Ka Kacday”..Muj, Cali Guray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: “Qabo Arintiisu Waa Cadho Hunguri Ka Kacday”..Muj, Cali Guray
March 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Mujaahid Cali Mxamed Yuusuf (Cali Guray) oo maanta Waraysi gaar ah siiyay Shabakada Wajaalenewsayaa Jawaab kulul ka bixiyay Hadal shalay kasoo yeedhay Siyaasi Maxamed Ibraahim Qabo.

Sidoo kale Mujaahid Cali Guray ayaa waxaa uu ku sifeeyay hadalkaa kasoo yeedhay Qabo in uu yahay Cadho Hunguri ka kacday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS