WAJAALE NEWS

Daawo: “Qabo Arintiisu Waa Cadho Hunguri Ka Kacday”..Muj, Cali Guray

Hargeysa (W,N):- Mujaahid Cali Mxamed Yuusuf (Cali Guray) oo maanta Waraysi gaar ah siiyay Shabakada Wajaalenewsayaa Jawaab kulul ka bixiyay Hadal shalay kasoo yeedhay Siyaasi Maxamed Ibraahim Qabo.

Sidoo kale Mujaahid Cali Guray ayaa waxaa uu ku sifeeyay hadalkaa kasoo yeedhay Qabo in uu yahay Cadho Hunguri ka kacday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version