WAJAALE NEWS

Prof” Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Ka Horyimid Heshiiska Dekeda Berbera

Washigton (W,N):- Prof Cabdi Ismaciil Samater ayaa waxaa uu ka horyimid heshiiskii saddex geesoodka aha ee dhex maray Somaliland , Itoobiya iyo Dp World.

Sidoo kale Prof, Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa waxaa uu si gaar ah u dul istaagay halka uu ka yimid saamiga 19 % ee aydawlada itoobiya ku yeelateydekada Berbera, taas oo uu ku sifeeyey in ay tahay Baad cad oo dawlada Itoobiya ay ka qaadey Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Exit mobile version