Daawo: Barnaamijka Xiisaha Badan Ee Maxaa Kaa Dhex Guuxaya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Barnaamijka Xiisaha Badan Ee Maxaa Kaa Dhex Guuxaya
March 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeisa (W,N):- Waa Barnaamijkii xiisaha badanaa ee maxaa kaa dhex Guuxaya ee Shabakada Wajaalenews oo aydin todobaadkan ku maqli doontaan xubno aad u xiiso badan isla markaana la xidhiidha xaaladaha dalka ka jira iyo qodobo kale oo xiiso badan waxan idiin soo jeedinaya Wariye Nuura Ahmed Xaaji.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka barnaamijka

https://youtu.be/k6tgke_aOeU

 

Wariye: Nuura Axmed Xaaji

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS