WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Baanka Somaliland Oo Cadeeyay Inaanay Qorshe Ka Lahayn Dajinta Sicir Bararka

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Baankaa Dhexe ee Somaliland ayaa waxa uu markii ugu horaysay cadeeyay inaanay waxba ka qaban karin Sicir bararka Dalka Aafeeyay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/AqmJj6Tn7z4

 

Exit mobile version