WAJAALE NEWS

Dadwaynaha Magaalada Tog-wajaale Oo Iskugu Soo Baxay Mudaharaad Balaadhan Oo Ay Ku Tageerayaan Heshiiska Dekeda Berbera

Tog Wajaale (W,N):- Dadwaynaha kala duwan ee ku dhaqan Magaalada Tog Wajaale ayaa maanta iskugu soo baxay Mudaharaadyo balaadhan oo ay ku taageerayaan heshiiska Dekeda Berbera ee ay kala saxeexdeen Somaliland  iyo Shirkada Dp World.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version