WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Dooday Ajandaha 36Aad Ee Hor Yaala Golaha

Hargaysa (W,N):- Shir-gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Kal fadhigoodii saaka ay yeesheen waxa ay kaga doodeen Ajandaha 36Aad ee hor yaala Golaha Wakiilada oo ku jiro xeerar cusub iyo xeerar aan wali la ansixin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version