Dalada Sonsaf Oo Hargaysa Ku Qabatay Kulan Lagaga Doodayo Caqabadaha Hortaagan Doorashada Golaha Wakiilada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dalada Sonsaf Oo Hargaysa Ku Qabatay Kulan Lagaga Doodayo Caqabadaha Hortaagan Doorashada Golaha Wakiilada
March 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Dalada Ururada aan dawliga ahyn ee Sonsaf ayaa maanta Magaalada Hargaysa ka furtay kulan lagaga doodayo xal u helista caqabadaha hortaagan Doorashada Baarlamaanka Somaliland.

Kulankan oo soconaya mudo labo cisho ah ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland, Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Wakiilada iyo Guurtida, Xisbiyada Siyaasada, Deeq bixiyaasha arimaha Doorashada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS