Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Sheegay In Doorashada Golaha Wakiiladu Xiligeedii Qabsoomayso | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Sheegay In Doorashada Golaha Wakiiladu Xiligeedii Qabsoomayso
March 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici ayaa waxa uu sheegay in ay Doorashada Golaha Wakiiladu qabsoomayso wakhtigii loogu talagalay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS