WAJAALE NEWS

Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Sheegay In Doorashada Golaha Wakiiladu Xiligeedii Qabsoomayso

Hargaysa (W,N):- Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici ayaa waxa uu sheegay in ay Doorashada Golaha Wakiiladu qabsoomayso wakhtigii loogu talagalay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version