Dib U Dhac Ku Yimid Ku Dhawaaqista Ra”iisal Wasaaraha Cusub Ee Dalka Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dib U Dhac Ku Yimid Ku Dhawaaqista Ra”iisal Wasaaraha Cusub Ee Dalka Itoobiya
March 12, 2018 - Written by Reporter:

Addis Ababa (W,N):- Doorashadii Ra”iisal Wasaaraha Cusub ee Dalka Itoobiya oo lagu waday in ay maalintii shalay ahayd lagu dhawaaqo ayaa waxaa ku yimid dib u dhac waxaana la shaaciyay wakhtiga la soo dooran doono cidii noqon lahayd Ra”iisal Wasaaraha Dalkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/XSJ8K4Mxjdg

COMMENTS
LINKS