Baarlamaanka Somaliland Oo Go,aamo Ka Soo Saarey Heshiiska Dekada Berbera, Una Jawaabey Dhigooda Soomaaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Baarlamaanka Somaliland Oo Go,aamo Ka Soo Saarey Heshiiska Dekada Berbera, Una Jawaabey Dhigooda Soomaaliya
March 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):-Baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa ay go,aamo ka soo saareen heshiiska saddex geesoodka ah ee dekada Berbera isla markaana ay ku taageereen.

Sidoo kale Baarlamaanka Somaliland ayaa waxaaay jawaa kulul ka bixiyeen faro galin kaga timida Madaxda Soomaaliya iyo baarlamaanka xamar.

 

Halkan hoose ka akhriso go,aamada baarlamaanku soo saaray

 

29197089_10211344744122188_5399360789763063808_n baarlamaanka2

COMMENTS
LINKS