WAJAALE NEWS

Baarlamaanka Somaliland Oo Go,aamo Ka Soo Saarey Heshiiska Dekada Berbera, Una Jawaabey Dhigooda Soomaaliya

Hargeysa (W,N):-Baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa ay go,aamo ka soo saareen heshiiska saddex geesoodka ah ee dekada Berbera isla markaana ay ku taageereen.

Sidoo kale Baarlamaanka Somaliland ayaa waxaaay jawaa kulul ka bixiyeen faro galin kaga timida Madaxda Soomaaliya iyo baarlamaanka xamar.

 

Halkan hoose ka akhriso go,aamada baarlamaanku soo saaray

 

Exit mobile version