DAAWO; Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mida Dhalinyarada Degmooyinka Iyo Arimaha Uu Daarnaa kulan kani, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mida Dhalinyarada Degmooyinka Iyo Arimaha Uu Daarnaa kulan kani,
March 13, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Maayarka caasimada hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ayaa kulan is xog waraysi ah la yeeshay qaarkamida dhalinyarada  caasimada ee xaafada Maxamuud Haybe

Kulan ayaa daarnaa sidii ay isku xog waraysan layaaheen golaha deegaanka caasimada iyo dhalinyarada magaalada kaasi oo looga dan lahaa sidii loo xoojin  lahaa is dhexgalka bulshada caasimada meeshana looga saari lahaa xurgufihii ay reebtay doorashadii madaxtooyada ee dhawaan dalka ka qabsoontay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS