DAAWO; Shirkada HASS PETROLIUM Oo Magaalada Hargaysa Ku Soo Bandhigtay Qalab Casriya Oo Ay Soo kordhisay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Shirkada HASS PETROLIUM Oo Magaalada Hargaysa Ku Soo Bandhigtay Qalab Casriya Oo Ay Soo kordhisay
March 13, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo xubno wasiiro ah oo katirsan xukuumada Somaliland ayaa maanta ka qaybgalay munaasibada ay shirkada hass Petrolium kudaah furtay qalab casriya oo ay soo kordhisay kaasi oo loogu yeedho Hass Mass Gass kaasi oo bulshada reer somaliland wax badan ufudaydin doona.

hass ee

haas

Waxana munaasibada hadalo ka jeediyay masuuliyiinta ugu sareeya shirkada hass iyo xubnihii ka socday dawlada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS