Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi U Diraysaa Maamulaha Shirkada Sagal Jet Ee Tog Wajaale Cabdi Yuusuf Oo Aabihii Ku Geerooday Dowlad Deegaaanka Soomaalida Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi U Diraysaa Maamulaha Shirkada Sagal Jet Ee Tog Wajaale Cabdi Yuusuf Oo Aabihii Ku Geerooday Dowlad Deegaaanka Soomaalida Itoobiya
March 17, 2018 - Written by Reporter:

Dhamaan Hawl wadeenada iyo Shaqaalaha Shabakada Wajaalenews  waxa ay Tacsi u dirayaan Mamulaha Shirkaada Sagal Jet ee Tog Wajaale Cabddi Yuusf oo ay ka Tacsiyadaynayaan Geeridii ku timi Aabihii Yuusf  Daahir Xirsi 12/3/2018 ku geeriyooday Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya gaar ahaan Degmada Dhanan ee Goday, waxaan ale uga baryaynaaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiiin Aamiiin

 

Inaalilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajucuun

tacsi

COMMENTS
LINKS