Hambalyo Meher Wacan oo ku socota Boqorka Abdirisak Ahmed Ali & Boqorada Nuura Ahmed Haji Hassan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Wacan oo ku socota Boqorka Abdirisak Ahmed Ali & Boqorada Nuura Ahmed Haji Hassan.
March 19, 2018 - Written by Wariye:

Maamula iyo Hawlwadeenada shabakada wararka ee wajaalenews waxay Hambalyo meher wacan u diraysaa
Hambalyo Meher Wacan oo ku Boqorka Abdirisak Ahmed Ali & Boqorada Nuura Ahmed Haji Hassan
oo meherkoodu maanta ka dhacay hotel Cron ee magalada hargeisa.

hamablyo
Waxaan Xalkan HAMBALYO MEHER WACAN uga Dirayaa lamaanaha Ku midoobay Nolasha,
Wiil iyo caano gabdh iyo Caano Wadda Nolaado Nabad Ku waara idim Allah Barakooba,

hambalyadan waxa si wada jir ah u diraya dhamaanba hawlwadeenada shabakada wararka ee wajaalenews.net
televisionka sbs, startv bc24tv iyo dhamaanba wargaysyadda dalka ka soo baxa.

w

 

COMMENTS
LINKS