DAAWO; Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Bilowday Dhismaha Wadada Isku Xidha Xaafadaha Jig Jiga Yar, Xero Awr Iyo Idaacada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Bilowday Dhismaha Wadada Isku Xidha Xaafadaha Jig Jiga Yar, Xero Awr Iyo Idaacada.
March 22, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Ayaa Saaka Bilowday Dhismaha Jidka Halbawlaha ah Ee Isku Xidha Xaafadaha Jig Jiga Yar, Xero Awr iyo Idaacada Kaasi Oo ah Wado Aad Ugu Muhiim ah Isku Socodka Degmooyinka Ugu Balaadhan Caasimada Hargaysa.

Dawlada hoose jid

Waxaana Sida  ay wax usocdaa ka Warbixiyay Qaarkamida Hawlwadeenada Dawlada Hoose oo Iyagu ku Sugnaa goobta Shaqada Dhanka kale Dadwaynaha ayaa soo Dhaweeyay Dhismaha Jidka iyo Wax Qabadka Dawlada Hoose,

dhismaha jidka 1

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS