DAAWO; Siyaasi Cali Qoryoolay Oo ka Hadlay Doorkii Ganacsade Ibraahim Dheere Ku lahaa Hirgalinta Lacagta Somaliland Iyo Arimo kale Oo Muhiim Ah , | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Cali Qoryoolay Oo ka Hadlay Doorkii Ganacsade Ibraahim Dheere Ku lahaa Hirgalinta Lacagta Somaliland Iyo Arimo kale Oo Muhiim Ah ,
March 22, 2018 - Written by Editor:

Siyaasi Cali Qoryoolay Oo ka Hadlay Halka Uu Salka ku Hayo Qiimo Dhaca Shilinka Somaliland & Sixir Bararku iyo Doorka ay ku Leeyihiin Madaxdii Kala Danbaysay Ee Soo marta Talada  Dalku.

HARGAYSA(W,N) Siyaasi /Qoraa Cali Dool Axmed (Cali Qoryoolay) Ayaa siqotodheer Uga Hadlay Bilowgii Lacagta Somliland Iyo Sidii  Loo hirgaliyay xalkana loogu helay Dajinta Qiimaha Shilinka Somaliland, Iyo Talooyinkii waxku oolka ahaa Alleh ha unaxariistee Ganacsde Ibraahim dheere usoo jeediyay msauuliyiintii baanka somaliland iyo madaxwaynihii xiligaa .

Dhanka kale Cali Qoryoolay Oo maanta magaalada hargaysa ugu waramayay Shabakada Wajaalenews ayaa daboolka ka qaaday Xiligii uu Mucaaridka ku noqday Xukuumadihii kale danbeeyay ee soo mara Somaliland waxna sheegay in madaxwaynayaashii udanbeeyay ee Somaliland ay ahaayeen wasiiradii dawladii cigaal isla markaana ayna wali soomaliland helin masuul dalka iyo dadkaba dhisa, Cigaal dabadii.

Waxa kale oo uu ka hadlay mashaariic siyaabo musuq maasuqa loo siiiyay cid gaara.

HALKAN  KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN;

COMMENTS
LINKS