DAAWO; Ismaaciil Buubaa Oo Sharaxay Sobobta Ay Xisbiga Wadani Ku Diidan Yihiin Heshiiska Dekeda Berbera Iyo Khataraha Ku Xeeran. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ismaaciil Buubaa Oo Sharaxay Sobobta Ay Xisbiga Wadani Ku Diidan Yihiin Heshiiska Dekeda Berbera Iyo Khataraha Ku Xeeran.
March 22, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Siyaasi Prof  Ismaaciil Hure Bubaa oo kamida saraakiisha sare sare ee xisbiga wadani ayaa sharaxaad ka bixiyay sobobta ay xisbiga wadani uga soo horjeedan heshiishka  Sedex Gesoodka ah ee dekeda berbera xukuumada la gashay shirkada Dp World kaasi oo uu xusay in ay saamiga Somaliland ku leedahay oo horseedi kara haliso badan waxna aanay faraha ugu jiray hadii lays khilaafo;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS