WAJAALE NEWS

Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Go,aankii Wadani Kalsoonida Kala Noqday Kominshanka Dorashooyinka

Hargeysa (W,N):- Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa waxa uu ka hadlay go’aankii uu maanta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani kalsoonidii kala noqday Koomishanka Doorashada Qaranla wuxuu ku tilmaamay in go’aankaasi aanu ahayn wax caqli gal ah.

 

Sidoo kale Jaamac Shabeel ayaa waxa uu sheegay in haddii la kala diro xubnaha guddiga doorashooyinka ay sababi karto dib u dhac ku yimaada doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiiladda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version