WAJAALE NEWS

Wasaarada Biyaha Somaliland Oo Sheegtay In Maalinta Sabtida La Xusi Doono Maalinta Biyaha

Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa waxa uu sheegay in Maalinta Berito ah oo Sabti ah guud ahaan Somaliland laga xusi doono Malinta Biyaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/IY8XsRjzuLM

Exit mobile version