Ex: Wasiir Mustafe Faarax Abraar Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ex: Wasiir Mustafe Faarax Abraar Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani
March 23, 2018 - Written by Reporter:

Borama (W,N):- Wasiirkii Hore Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ee Xukuumadii Madaxwayne Siilaanyo Mustafe Faarax Abraar ayaa waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay hadalkii shalay ka soo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ee uu kalsoonida kala noqday Gudida Koomiishanka Dooraashooyinka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS